Duqa Muqdisho oo Kulan Qarsoodi ah la Qaatay Odayaasha Beeshiisa iyo Xog ku aadan …

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa dhawaan kulan qarsoodi ah la qaatay odayaasha dhaqanka ee beeshiiisa, iyadoo kulankaas loo diiday saxaafadda maadaama looga hadlayey arrimo xasaasi ah. Goobjoogeyaal ka qeybgalay shirkaas qarsoodiga ah ayaa sheegay in kulankaas uu guddoomiye Taabid la yeeshay dhaqanka beeshiisa uu uga raadsanayey taageero iyo sidii uu kursigiisa u sii … Continue reading Duqa Muqdisho oo Kulan Qarsoodi ah la Qaatay Odayaasha Beeshiisa iyo Xog ku aadan …